Waxaan hambalyo uu diraynaaa Arooska Saleebaan Ismaaciil Jaamac Geele & Faadumo Yuusuf Cige Guuleed oo Arooskoogu ka dhacay magalaada Gobalka awdal gaar ahaan magaalada Borama huteelka MAANO GUEEST House Maalintii shalay .Illahay waxaan uga baryenaa in uu ka dhigo labadii isku waara ubad kheyr qabana kala hela Amiin Amiin
Hambalyadan waxa diraaya dhamaan ehelka iyo qaraabadii oo dhan.
- Ayeeyo cadar qawrax qaalib
- Hooyo khadra xaaji daahir
- Eng: c/kariin cige guuleed iyo xaaskiisa
- Eng: c/rashiid cige guuleed iyo xaaskiisa
- Xil:c/xakiin cige guuleed iyo xaaskiisa
- Abdisamad fajac iyo caruurtiisa
- Maryan cige guuleed iyo caruurteeda
- Qalin cige guuleed iyo caruurteeda
- Sacaada cige guuleed iyo caruurteeda
- Khadra cige guuleed iyo odaygeega iyo caruurtooda
- Sahra cige guuleed iyo odaygeega iyo caruurtooda
- Siraad cige guuleed iyo odaygeega iyo caruurtooda
- Kaltuun cige guuleed iyo odaygeega iyo caruurtooda
- Xaawa cige guuleed iyo odaygeega iyo caruurtooda
- Nimco cige guuleed iyo odaygeega iyo caruurtooda
- Reer Yuusuf Cige Guueed
- C/qani yuusuf Cige guuleed
- Maxamed yuusuf cige guuleed iyo xaaskiisa
- Wacaysa yuusuf Cige guuleed iyo xaaskiisa
- Rooble yuusuf cige guuleed
- Nafiisa yuusuf Cige guuleed iyo xaaskeega
- C/wahaab yuusuf cige guuleed
- Maxamud yuusuf cige guuleed
- Cismaan yuusuf Cige guuleed
- Aabo ismaaciil jaamac geele
- Maxamed xasan cilmi iyo xaaskiisa
- Faysal daahir abadiid iyo xaaskiisa
- Abuubakar ismaaciil jaamac iyo xaaskiisa
- Abdirisaaq ismaaciil jaamac iyo xaaskiisa
- Abdiqaadir ismaaciil jaamac iyo xaaskiisa
- Fadxiya ismaaciil jaamac iyo xaaskiisa
- Farduusa ismaaciil jaamac iyo xaaskiisa
- Rooda ismaaciil jaamac iyo xaaskiisa
Hambaliyo ayaan lenahay marlabaad wiil iyo caano,gabar iyo caano Amiin Amiin
By Nimo Cige Guled





