INAALI LAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN
Anigo ah LOULA JULIEN kuna hadlayaa afka dhamaan reer Julien iyo dhamaan dadka hoos ku xusan, waxan tacsi tiranyo culus leh hawada u marinayaa reer Weyrax Xaddi idaylkood kadib geeridii naxdin huwanayd eek u timid Alle ha naxariistee hooyadood Qadiija Hufane. Dhamaantayo waxaan leenahay Marxuumada Ilaahay ha ku hagoogo naxariistiisa hana ka waraabiyo Janadii Farduusa. Qoyskii iyo ehelkii hooyo Qadiijana Ilaahay waxaan uga baryaynaa Samir iyo iimaan taama. Aamiin.
1) Aicha Omar Farlo
2) Anissa Idriss Mahamoud
3) Anissa Julien
4) Faysal Mohamed Jindi
5) Fatoumo Abdillahi Hussein
6) Fatoumo Abdillahi Hussein (Xamari)
7) Ibrahim Hussein Osman
8)Ifrah Souleiman H. Osman
9) Ikran Mohamed Jindi
10) Kadra Ali Ibrahim
11) Kadra Egueh Wais
12) Kadra Hussein Wais
13) Leila Ali Ibrahim
14) Loula Julien
15) Mohamed Ali Ibrahim
16) Muhiyadin Souleiman Osman
17) Nimo Hassan Awaleh
18) Nimo Moussa
19) Roda Ali Ibrahim
20) Saada Elmi Idleh
21) Sirad Yacin
22) Yacin Julien
23) Ali Hassan Hersi
Loula Julien
Sidoo kale, Shabakada Wadhaf News iyo qoreyaasheedu waxay tacsidan oo kale gaadhsiinayaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxday Hooyo Qadiija Hufane, Ilaahy ha u naxariistee iyagana Samir iyo iimaan iyaan leenahay. Inaali Laahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun.
Wadhaf News





