Japan’s Chernobyl? Radiation pressure fears at Fukushima plant

Wadhaf News ( Japon Tsunamai): Halkan ka fiiri wararka ugu mihiimsan ee ku saabsan Tsunami ga Japon gilgiley. Ka dib jugtii Badgariirku keenay, waxaa cabsi weyn laga qabaa laba warshadaha nuclear oo waxyeeladoodu Japon xasuusinayso labadii Atomik Bomb ee Maraykanku ku ridey dalkaas.

Wadhaf News

Share SHARE