1969kii: Axmad I. Samatar iyo BBC

Bal nala dhagayso Professor Axmad Samatar oo mar ahaan jirey weriye cod wacan oo BBC ka hawgalijirey. Maalintii ciida Calanka ee 1969kii ayay ahayd maalintan wariye Axmada hees macaan dhagaysteyaasha la wadaagay. Wakhtigaa isbadalay laakiin codka Professorku isma badalin Dhagaysi wacan

Share SHARE