Geeriyeey xishood laay, Xajiyaay Fogeeyaay

INNAA LILAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Waxaa hoyday April 17-keedii, 2013, Dr Cumar Osman Raabe oo ahaa aqoonyahan iyo Geesi iftiimiya xaaladda taariikheed  ee ummadda gaar ahaan marka ay mugdi gasho ee madoobaado dayaxa noloshu. Wuxuu ahaa Geesi wax walba xaqiisa iyo xeerkiisa mariya. Wuxuu weliba ahaa geesi aqoonyahana oo  ah meel ay wax ka [...]

Building Bridges – Muslims Journeys Bookshelf Award

Professor Axmad I. Samatar iyo qudbadiisii shirka somalida Maraykanka

 

JIMCAALE Dilkiisu waa Cadaaladii, Xeerkii iyo Xaqii oo Lagu Dhagaroobay

“Freedom is not something that anybody can be given. Freedom is something people take, and people are as free as they want to be”  ― James Baldwin Waxaa curtay sanad cusub oo rajo xambaarsan. Waa 2013 oo maanta kow ah oo xalay saqdii dhexe bilaabmay aduunweynahana waa laga xusay. Dadbaa jira aanay u suuto galin inay [...]

Prof. Samatar, oo Maanta Somalia iyo Somaali Runta Hordhigaaya

Wadhaf News-Sep.07, 2012: Shan iyo labaantan nin ayaa ku tartamaaya kursiga madaxweynaha Somalia. Run ahaan musharaxiinta intooda badan waxay arkayaa kursigaa iyo siday ugu fadhiisan lahaayeen, qaarna waxay tartanka u arkayaan Gurmad soomali iyo Qarankeedii loo gurmanaayo. Professor Axmad Ismacill Samatar ayaa la hubaa inuu yahay nin ujeedadiisu tahay Gurmad, gurmad hiil ah oo loo [...]

Shirka Wadatashiga Tolka ee TLC Waa Bilowgii Guusha Tolka

“Aqoonyahanadii ugu tunka weynaa Tolku arrintay soo kariyeen, garaad dalable-baa ka shikiya oo xumaan ka sheega”( Odey reer Awdal ah). Wadhaf News-Aug. 27, 2012: Waxaan shalay oo bishu ahayd 26 August 2012 Hoteelka Rays ee Boorama ka furmay Shirka Wadatashiga Tolka ee TLC oo ah mid laga dhulsugaayay. Xafladii furitaanka shirku waxaa ka muuqatay sawir [...]

Xildhibaanada Beelweynta Gadabuursi Goleyaasha Somaliland Kaga Jira Oo Afka Ka Furaystay Shar Iyo Khayrba Dhacdooyinka & Siyaasada Somaliland.

Wadhaf News-Aug 13, 2012 – Waxaa ka soo wareegtay imika muddo laba sanadood ah tan iyo markii Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ee haysa talada dalka ay xukunka la wareegtay, waxaana intaas is bedbedalayay siyaasada iyo qorshaha xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Xukuumada Siilaanyo waxay wax weyn ka bedeshay, waxyar kadib markii ay talada dalka la wareegtay,  qorshaha geedi [...]

Abaaraha Galbeedka Somaliland Iyo Baaqii Madhnaa Ee Madaxweyne Siilaanyo

Wadhaf News-June 26, 2012: Waxaa jira abaaro ba’an oo dad iyo duunyaba galaaftay oo ka taagan Gobolada Galbeedka Somaliland oo run ahaantii afar jirsaday taasoo ay keentay roob la’aan iyo xaaluf daba dheeraaday oo maatidii iyo intii jilicsanayd ay xitaa waayeen geed ay hadhsadaan iska daa biyo ay carabka saaraane. Abaartan oo imika isku bedeshay [...]

Wadahadalada Somaliland-Somalia: Waqooyigu Ma Ka Faa’ideysan Doonaa Khaladaadkii 60kii

“Let us never negotiate out of fear. But, let us never fear to negotiate” John F Kennedy Wadhaf News-March 29, 2012: Taniyo wixii ka dambeeyay Shirkii London, waxaa cad in Soomalidu galayso marxalad cusub oo rajo ku hagoogan tahay. Kow iyo labaantan sanno oo Somalia u dhamaatay dhibaato wixii adduunka jirey, waxaa la soo gaadhay [...]

A hasty Good bye for 2011 and a warm welcome for 2012

Wadhaf New (Dec 31, 2011) In a few hours, the long and eventful year of the 2011 will yield out to the newly cracking dawn of the 2012. In general we all hope that the New Year brings a positive change to ones self and to community in whole.  There are those us who set [...]

Jeneraal Tallanow, Ma ogatahay Halyeeyow!

    Wadhaf News, oct 21 /20101: Maalinba waa maaline, October 18keedii 2000, waxay ahayd maalin modaw oo murugo noo dhamaatay , waa maalintii aan wayney Geesigeenii GENERAL YUSUF TALLAN ALI, dhacdadaana waxaan ku jirnaa sanad guuradedii 11aad , maalintaas oo gacan Ilaahay nacay ku dhagarawdey geesigii ummada. Sanadkan waxaan jeclaysanay inaan Halyageena ku xusno warbixin aan u diraayo [...]

The Gazette’s View: Jack Layton, a man of courage, vision and optimism

As Canadian, the death of Jack Layton hurts. It is a sad day for Canada. You put the political hat on and we think that the country and the parliamentary process have lost an honest, compassionate and sincere politician. We have truly lost a great ambassador, and a great statesman. Our condolences to Mr. Layton’s [...]