Al-shabaab bixintaankeedu ma burburkeediibaa mise waa bilowgii burburkeeda?

Al-Shabaab bixitaanka ay ka baxday Muqdisho waxaa si rasmiya u sheegay Afhayeekooda oo isagu ka dhawaajiyay inay badaleen qaab dagaaleedkoodii oo ay hadda ka dib isticmaali doonaan qaabka ku dhufooo-ka-dhaqaaq loo yaqaan. Raage waxaa hadalkiisa ku jiray mid kan hore burinaaya isagoo yidhi : “ waan idinla joognaa, waanan soo noqon doonaa, waxaanan dhawaan Muqdisho [...]

Dhacdadii Naxdinta Lahayd ee 7/11: Dhagar Labo Sano Jirsatay

EDITORIAL Wadhaf News, July 11, 2011 “Justice denied anywhere diminishes justice everywhere” Martin Luther King Jr. 11kii Juulaay 2009 waa maalintii madoobayd ee afar muwaadin oo safar ah lagu diley jidgooyo lagu sameeyay jidka u dhaxeeya Dila iyo Gabiley. Waa maalintii dhagar aan horey loo arag laga galay dad shicib ah, waa maalintii cadaalada iyo [...]

It’s time that we all go back to roots; to the Ethiopian Somali Region

EDITORIAL Wadhaf News (July 1st, 2011) “Intaan Halo kale u heesaayaa, Hasheeydii waraabe Haaligey “- Abwaan Bade To those of us who believe and feel to have neglected their roots for the last 30 years, it time to acknowledge and wake up from the hibernation and go back to roots. The Mass exodus that started [...]

Faalo: Warbixintii gudiga talo bixinta ururada siyaasadeed

Sharciga ma waafaqsana inuu Madaxweynuhu magacaabo maayaro ku meel gaadha, gudiga talo bixintuna arintaasi way ka fogaysay xilkii loo igmadey Wadhaf News, June 08, 2011: Shaley ayaa shaaca laga qaadey go’aankii gudiga talo bixinta in la qaado sharciga xadidaayay furashada ururo siyaasadee oo ilaa hadda ku eeg saddex xisbi. Gudiga oo horey Madaxweynuhu u magacaabay [...]

Hiil-Qaran: Rajo iyo Badbaado

  A pessimist sees the difficulty in every opportunity; an optimist sees the opportunity in every difficulty. The truth is incontrovertible, malice may attack it, ignorance may deride it, but in the end; there it is. (Winston Churchill quotes) Wadhaf News: 04 March 2011: Ummad walba taariikh nololeedkeedu wuxuu soo mariyay dhibaatooyin kala duwan oo [...]

Wakhtiga is badalaya, bidix midig ula soco!

“Change is the law of life. And those who look only to the past or present are certain to miss the future”.John Kennedy Wadhaf News – February 24, 2011- Aduunyada shay qudha iyaan doorsoomin ama duugoobin. Waa waxa loo yaqaan ISBADALKA ( Change). Aadamaha iyaa ku nool isbadalka waana dabeecad kaamil ah oo laga simanyahay. Isbadalku [...]

Isbadalada siyaasadeed iyo fadhi-xumadeena

Wadhaf News – February 16, 2011:Dhacdooyinka ka soo yeedhaya dhulkii hooyo iyo marxalada ka taagan waa waxaan quruxbadnayn oo qofkii damiirleh ku dhalinaysa walwal iyo walaac. Arimada socdaa maaha wax laga aamusi karo waayo halka xaalku maraayo wuxuu aamusku la micnoyahay fooxumada taagan oo lala saftay. Waayaha siyaasadeed ee Gobolka Taniyo doorashooyinkii Soomaliland ka dhacay [...]

Somaliland gacmaheegey isku duminaysaa

Wadhaf News-21/01/2011-Cimri dherarka xukun siyaasadeed wuxuu ku jiraa maamulka siyaasadeed siduu hawlaha ummada u maareeyo. Nidaam kasta oo siyaasadeed waa dhicis hadduuna salka ku hayn cadaalad. Cadaaladu sideedaba iyadaa awooda siyaasada xalaalaysa horumarkana muftaax u ah.  Horaa loo yidhi haddaad damacsantahay inaad xukun gaadho ama ku waarto cadaalad adeegso. Soomaliland maalinba maalinta ka dambaysa iyay [...]

Editorial-Colka wadhaf ma lagu dayay!

Colka wadhaf ma lagu dayay! “The truth is on the march and nothing will stop it”. Emile Zola Waxaad ogsoontihiin inaan daaf furnay shabakad cusub oo loogu maqac daray Wadhafnews bartiisuna tahay www.wafhaf.com.  Halku dhaga wadhafnews waa colka wadhaf ma lagu dayay! oo micnaheegu yahay run raadis. Dad baa isweyndiin kara waxay soo kordhin karto [...]

Fox News Estimates Jon Stewart Crowd at Seven people

WASHINGTON (The Borowitz Report) — The Fox News Channel reported today that the turnout for Jon Stewart’s “Rally to Restore Sanity” was underwhelming at best, with Fox sources estimating the total turnout at seven people. “Our total count includes Stewart, [Stephen] Colbert, and what appear to be a few of their friends and relatives,” said [...]

About this new website

This is a new website that will  hopefully be in production in  the near feature. The propose of  this site is to give its readers  un adulterated news and information  w ith utmost regard to accuracy and honesty.   Hope you ‘ll visit us soon. Joe the Newsman