President promises to find out why journalist controversially sentenced for interviewing alleged rape victim is in jail. During a speech on Tuesday to academics, politicians and members of the Somali community at an event organised by the Al Jazeera Center for Studies in Doha, Qatar, Mohamud outlined the difficulties Somalia is facing and why he [...]
Wareysi Gaar ah Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
Wadhaf News- 02, 2013: Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa difaacay natiijada doorashada baarlamaanka ee dhowaan ka dhacday dalka Jabuuti oo kuraasta badankeeda ay heleen isbahaysiga talada haya ee UMP. Waraysi khaas ah oo uu siiyey idaacadda VOA ayuu ku sheegay in doorashadu u dhacday si sax ah waxana uu beeniyey eedaha ka soo yeedhay [...]
Waraysi Xiiso Leh oo Lala Yeeshay Madaxweyna Somalia
Wadhaf News-04 Feb.2013: Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraysi xiiso leh siiyay somali Channel isagoo ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin siyaasada dawladiisa, maamul gaboleedyada iyo xidhiidhka ay la leeyihiin. Wuxuu si cad uga hadlay arrinta Federaal-ka isagoo faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay arrintaas. Dhagaysi Wacan:
Waraysi VOA La Yeelatay Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Mudane Abdisalam O. Hadliye
Wadhaf News-Jan.20, 2013: Barnaamijka Martida Makarafoonka ee VOA waxaa todobaadkan marti u ahaa gudoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe ee Soomaaliya Abdisalam Omar Hadliye. Hadliye waxa uu ka mid ahaa wafdigii madaxweynaha ee dhawaantan yimid magaalada Washington. Waxa gudoomiyaha cusub ee Bankiga Dhexe wax laga weydiiyay heerka shaqo iyo adeegyada uu xiligan hayo bankiga, iyo waliba [...]
Video: Interview with Somali President Mahamud
http://vimeo.com/57691745 Shortly after his government’s official recognition by the U.S. government, Hassan Sheikh Mahamud, President of the Federal Republic of Somalia, came to CSIS to discuss top challenges for his newly formed government. Mahamud was elected president by Somalia’s newly formed parliament in September 2012, becoming the first permanent Somali president since 1991. Interview directed [...]
Professor Xuseen A. Warsame oo ka sii Faalooday booqashada Madaxweynaha Somalia ku joogo Maryakanka
Dr. Hussein A. Warsame
Waraysi Xiiso Leh oo Lala Yeeshay Madaxa Dalada Mucaaradka Jabuuti, Ismaciil Geedi Xareed
Wadhaf News-Jan.14, 2013: Waxaan idiin soo gudbinaynaa wareysi xiisa badan oo Radio-Cadceed la yeeshay madaxa dalada mucaaradka Jabuuti (UAD) Ismaaciil Geedi Xareed ahna madaxa xisbiga UDJ oo kaa mid ah dalada UAD. Ismaciil Geedi Xareed waa siyaasi ruug cadaaya oo ka tirsan mucaaradka dalka Jabuuti. Wuxuu horey u ahaa Agaasimihii Xafiiska Madaxweyne Guuled, jagadaas oo [...]
Wasiirka Arrimaha Dibada Maamulka Somaliland oo Arrinta Saylac ka Beensheegay
Wadhaf News-Jan.06, 2013: Somali Channel ayaa waraysi dheer la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Maamulka Somaliland. Wasiirku oo mawduucyo badan laga waraystay wuxuu si xaqiiqada ka fog uga jawaabay mashkalada golaha deggaanka Saylac ee dhimasho iyo dhaawac badan keentay. Wasiirku wuxuu dafiray in Maamulkiisu wax farogalin ah ku yeeshay doorashooyinkii Saylac ka dhacay isagoo og [...]
Waraysi xiiso leh oo Somali Channel la yeelatay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaia
Wadhaf News-Jan.05, 2013: TV-ga Somali Channel ayaa waraysi xiiso leh la yeeshay wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia islamarkaana ah Ra’iisal Wasaare, Foosiya Xaaji Aadan oo socdaal ku joogta dalka Ingiriiska halkaas oo ay kula kulantay dhigeega Ingiriiska Mr William Hague iyo bulshada Somaliyeed ee deggan dalkaasi. Wasiiradu waxay faahfaahin ka bixisay wadahadaladii ay la yeelatay [...]
Waraysi: Dr Ali Ibrahim Bahar Oo Si Adag Uga Hadlaya Fadeexada Xukuumada Siilaanyo Ka Wado Degmada Saylac, Soona Bandhiga Xaqiiqooyin Taariikhi Ah
Wadhaf News-Dec.31, 2012: Ka dib fadeexada xukumada Somaliland ka wado degganka Saylac iyo ciidanka oo dad ku laayay Boorama, waxaa saxaafada maanta waraysi dheer siiyay Dr Ali Ibrahim Bahar oo ka mid aqoonyahanada ka soo jeeda deggaankaas Saylac oo deggan magaalada Houston ee dalka Maraykanka, isla markaana ah Hogaanka sare ee Ururka Lead. Dr Ali [...]
Somalia: Things We Lost In The War-Part II- (CBC-IDEAS- with Paul Kennedy)
The East African nation of Somalia is the definition of a failed state. It has been without a central government since 1991, when the country’s dictator Mohamed Siad Barre was overthrown. What followed were two decades of civil war, anarchy, failed Western intervention, Islamic fundamentalism and famine. Somali-born IDEAS contributor Hassan Ghedi Santur returns to his [...]
Somalia: Things We Lost In The War-Part I- (CBC-IDEAS- with Paul Kennedy)
Things We Lost In The War ( Part I ) The East African nation of Somalia is the definition of a failed state. It has been without a central government since 1991, when the country’s dictator Mohamed Siad Barre was overthrown. What followed were two decades of civil war, anarchy, failed Western [...]





