CNN MET PROMINENT PROFESSOR AHMED I. SAMATAR

African Voices highlights Africa’s most engaging personalities’. This week CNN’African Voices met prominent professor Ahmed Ismail Samatar. Earlier this year, he ran for president in Somalia’s recent election and is a member of the new parliament.   Somali scholar: America has defined me     Professor: Somalis thrive in Minnesota     Somali professor: Education is [...]

Can Ethiopia and Eritrea finally find peace?

After years of hostility between the countries, Ethiopia’s new prime minister explains why he is willing to start talks. Talk to Al Jazeera 08 Dec 2012 10:50 The Horn of Africa is one of the most important strategic locations in the world. Control the area, and you control the Red Sea, critical for global trade [...]

Interview With The Minister Of Mining, Energy & Water Resources, Republic Of Somaliland By Adan H. Iman

On November 6, 2012, a team led by Tony Hayward, former chairman and CEO of the giant British Petroleum corporation, arrived in Hargeisa for talks with Somaliland government officials. Tony now heads the Anglo-Turkish firm, Genel Energy. Genel Energy and Ophir Energy, another oil company who holds an oil license in Somaliland, are expected to [...]

Daawo Video: Prof Axmed I Samatar Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Kaga Hadlay Raysal Wasaaraha Cusub Ee La Filayo Iyo Arrimo Badan Oo Xiisa Leh

Wadhaf News-Oct.01, 2012: Aqoonyahanka Weyn ee Soomaaliyeed Prof. Axmed I Samatar oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Tv-ga caalamiga ah ee Somalichannel isaga oo ku sugan Hotelka uu ka degan yaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Daawasho Wacan

Professor Axmad I. Samatar si qoto dheer tafaasiil uga bixiyay hawlaha waaweyn ee dawlada horyaala (Daawo)

Wadhaf News-Sep.17, 2012: Shalay waxay ahayd maalintii la calaamo saaray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Xafladaas caleemo saarka waxaa ka soo qayb galay madaxbadan oo caalamka ka socota sida Madaxweyne Geelaha Jabuuti, Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Ra’isal Wasaare ku xigeenka Turkiga iyo qaar kale oo badan oo ka kala socda Soodaan, Ugaandha, Qatar, Jamacada Carabta, Midowga Afrika, [...]

Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Oo Ka Hadlay Ra’iisal Wasaaraha Uu Soo Magacaabi Doono & Sida Uu Ka Yeelayo Al-Shabaab(Daawo Video)

Wadhaf News-Sep. 15, 2012: Madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin ra’iisal wasaaraha cusub ee uu soo magacaabi doono, isqab-qabsiga dhexmari jiray madaxdii ka horeeyay iyo sida uu ka yeelayo ururka Al-Shabaab ee [...]

New President Hopeful for Somalia’s Future

Wadhaf News-Sep.14, 2012: eNCA’s East Africa bureau chief, Robyn Kriel speaks to Somalia’s newly-elected president, Hassan Sheikh Mohamud. The 56-year-old lecturer, who was voted in as president on Tuesday, says the government’s three main priorities are security, service delivery and economic recovery. Mohamud received 190 votes, beating incumbent president Sharif Sheikh who received 79 votes. [...]

Wasiir Xaamud Jibriil oo taageray kana run sheegay Shirka Tolka ee Huteel Rays Bari ka furmaaya

Wadhaf news-Aug.25, 2012: Wasiir kuxigeenka Waxbarashada ee Somaliland Mudane Cali Xaud Jibriil ayaa shir jaraa’id kaga hadlay Shirka wadatashiga Tolka ee ururka TLC uga furmi doona baritoole magaalada Boorama. Mudame Xamud wuxuu cadeyay in shirkaasi yahay mid lagaga hadlaayo danaha bulshada oon wax siyaasad ah shaqo ku lahay. Wasiirku wuxuu hoosta ka xariiqay ajandaha shirka [...]

Abdulqaadir Aadan Jangali: “Wax Qiimo ah oo Loohayo Madaxda Soomaliyeed majirto”

Abdulqaadir Aadan Jangali: “waxqiimo ah oo loohayo madaxda Soomaliyeed majirto” Hoos ka dhagayso waraysi Radio Rajodoon la yeeshay aqoonyahan Abdulqadir Jangali oo jooga magaalada Seattle ee gobolka Washington ee dalka Maraykanka. Mudane Jangal oo ka hadlaaya musuqmaasuqa madaxda dawlada DKMG lagu sheegay

Madaxweynaha Jabuuti Ayaa Waraysi Dheer Kaga Hadlay Siyaasada Somalia iyo Marxalada Kala Guurka

Wadhaf News-Aug.11, 2012: Barnaamijka Martida Makrafoonka ee VOA-Laanta somaliga ah, waxaa toddobaadkan marti ku ah madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Geelle wuxuu barnaamijkan kaga hadlayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, gaar ahaan qorshaha xilliga kala guurka, doorashada madaxtinimada, doorka Djibouti iyo IGAD ee Soomaaliya. Barnaamijka oo buuxa qeybta hoose ka dhageyso. Dhageyso Madaxweyne [...]

Madaxweynaha Jamhuuriyada Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu rajaynayo in Somalia ay ka baxayso KMG-nimada una gudbayso dowlad rasmi ah.

Wadhaf News-Aug.11, 2012: Madaxweyne Geelle oo wareysi khaas ah siiyay idaacadda VOA-. Wareysigaasi oo dheer, Madaxweyne Geelle wuxuu kaga hadlayaa musharixiinta tartanka madaxweynenimo ka qeybgalaysa, musuq-maasuqa ay hay’adda QM ku eedeysay madaxda Soomaalida, doorka IGAD ee Soomaaliya, howlgalka ciidamada Djibouti ee Soomaaliya iyo waliba saadaalin uu ka bixinayo mustaqbalka Soomaaliya.  Waraysigaas oo dhamaystiran wuxuu ka bixidoonaa [...]

Prof. Samatar oo soomalida u iftiimiyay waayaha siyaasada dalka

    Kalaguurku waa wakhti Crisis ah, amba wuxuu noqon gaadhi shil galay oo wixii ku jirayna burburaan amba wuxuu noqon mid loo riyaaqo oo bilaaba wakhti cusub oo dib u soo noolaashiyii keena, madaxda DKMG waa inay labadaa wado kala gartaan ( Prof. Samatar) Adduunyadu waxay sugaysaa in soomali toostay, inay cadayatay oy huuryadii [...]