INNAA LILAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Waxaa hoyday April 17-keedii, 2013, Dr Cumar Osman Raabe oo ahaa aqoonyahan iyo Geesi iftiimiya xaaladda taariikheed ee ummadda gaar ahaan marka ay mugdi gasho ee madoobaado dayaxa noloshu. Wuxuu ahaa Geesi wax walba xaqiisa iyo xeerkiisa mariya. Wuxuu weliba ahaa geesi aqoonyahana oo ah meel ay wax ka [...]
‘Hugo Chávez lives!’ they chanted as they gazed at the casket
‘He was our second Bolivar’ say crowd of supporters, as they gather at former leader’s coffin in Venezuela to mourn his death The Guardian – Rory Carroll in Caracas They poured down the hillsides chanting he was alive, that he would always be alive, but as the cortege wound its way through the sea [...]
Dawalada Somalia oo Dacwada Jeneraal Samatar Ka Dhanka Ah Qoraal Mihiim Ah Ka Soo Saartay
Wadhaf News-March 7, 2013: Daw;ada Somalia ayaa dalka Maraykankan ka codsatay in Jeneraal Maxamad Cali Samatar lagu qadariyo maamuuskii dawladeed ee uu lahaa. Waraqad uu Raysal wasaare Saacid u diray Xoghayaha Arrimaha Dibada bishii hore lix iyo labaatankeedii, waxaa lagu cadeeyay in Jeneraal Samatar ahaa shaqsi maamuus dawladeed huwanaa markii ay ku beegnayd falalka ay [...]
Wareysi Gaar ah Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
Wadhaf News- 02, 2013: Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa difaacay natiijada doorashada baarlamaanka ee dhowaan ka dhacday dalka Jabuuti oo kuraasta badankeeda ay heleen isbahaysiga talada haya ee UMP. Waraysi khaas ah oo uu siiyey idaacadda VOA ayuu ku sheegay in doorashadu u dhacday si sax ah waxana uu beeniyey eedaha ka soo yeedhay [...]
USAID Chief Visits Mogadishu, Says US Is Committed
By ABDI GULED and JASON STRAZIUSO Associated Press MOGADISHU, Somalia February 21, 2013 (AP) Signaling the latest step forward in rapidly strengthening U.S.-Somalia relations, the administrator of the U.S. Agency for International Development spent five hours in Mogadishu on Thursday, the highest ranking U.S. administration official to visit Somalia’s capital in years. The U.S. [...]
International election observers arrive in Djibouti
Djiboutian Minister of Foreign Affairs Mahmoud Ali Youssouf received 60 international observers tasked with overseeing Friday’s parliamentary elections, Djibouti’s La Nation reported Wednesday (February 20th). Observers include delegates from the African Union, the Arab League, the Intergovernmental Authority on Development, the Organisation of Islamic Co-operation, the International Organisation of the Francophonie, the United Nations and [...]
Diamond heist at Brussels airport nets gang up to £30m in gems
Armed men held up security van as safes full of diamonds and jewels were being loaded on to a plane The Switzerland-bound plane the diamonds were loaded on to at Brussels international airport. Photograph: Eddy Risch/EPA Belgian police are searching for eight masked gunmen who took less than five minutes to pull off one of [...]
Maraykanka oo muwaadiniintiisa ugu baaqay inayna tagin Somaliland
Wadhaf News-Feb. 05, 2013: Dawladda Maraykanka ayaa manta soo saartay qaylo dhaan ay Muwaadiniintooda ku sugan Somaliland iyo kuwa u safrayaba ay ugu digayaan qaraxyo ismiidaamin ah oo lala beegsado. Dawladda Maraykanku waxa ay sidaas ku sheegtay War deg deg ah oo ay sii daysay goor dhaweyd kaasoo ay sii daysay Idaacadda Afka Somaliga ee [...]
Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Shir Jaraa’id ku Baaqay, Siilaanyo baaqday iyo Raxan Wasiiraha oo Saylici Jilbaha Haysata
Wadhaf News-Feb.05, 2013:Khilaaf aan horey loo arag ayaa ka dhex dilaacay Madaxda ugu sareeysa ee Somaliland. Khilaafkan ayaa sobobay in Madaxweyne Siilaayo ka baaqdo socdaal uu ugu kicitami lahaa dalka Ingiriiska. Dhacdadani waxay ka dambaysay markii uu Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Abdiraxmaan Saylici saxaafada ugu yeedhay gurigiisa isagoo ku casuumay shir jaraa’id oo uu kaga [...]
Waraysi Xiiso Leh oo Lala Yeeshay Madaxweyna Somalia
Wadhaf News-04 Feb.2013: Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraysi xiiso leh siiyay somali Channel isagoo ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin siyaasada dawladiisa, maamul gaboleedyada iyo xidhiidhka ay la leeyihiin. Wuxuu si cad uga hadlay arrinta Federaal-ka isagoo faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay arrintaas. Dhagaysi Wacan:
Ravens overcome rally, blackout to surge to second title (See also Beyonce performance)
NEW ORLEANS — Super Bowl coaches John and Jim Harbaugh will have plenty to talk about at future family reunions about the time they met in perhaps the strangest game in Super Bowl history John’s Baltimore Ravens held on for a 34-31 victory vs. Jim’s San Francisco 49ers that came down to the Niners’ fourth-and-goal [...]
Africa Cup of Nations brings Ghana to standstill
Millions pray for victory as Black Stars overcome slow start to move to brink of tournament success Afua Hirsch in Accra – The Observer, Sunday 3 February 2013 In the early morning light, Ghana’s capital, Accra, is dulled by a dusty haze. It is harmattan – the season when a dry wind blows sand through the air [...]





