Tacsi ku socota Qoyskii iyo eheladii Marxuun Maxamad Xasan Magan ( from Jama Osman Geele)

Inaali Laahi Wa Inaa Ilaahi Raajucuun Anigoo ah Jamac Osman Geele kuna hadlaya magaca reer Osman & Souleemaan Geel iyo kan Reer Aadan Ciise waxaan tacsi u dirayaa qoyskii, ehelkii iyo axsaabtii u ka baxay walaalkay iyo saaxiikay Marxuun Maxamad Xasan Magan oo si kadis ah Xaqii ku yimid isagoo ku sugan dalka Faransiiska. Geeridaa [...]

Tacsi Tiiraanyo Leh oo Ku Socota Reer Weyrax Xaddi(From Loula Julien)

INAALI LAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN Anigo ah LOULA JULIEN kuna  hadlayaa afka dhamaan reer Julien iyo dhamaan dadka hoos ku xusan, waxan tacsi tiranyo culus leh hawada u marinayaa reer Weyrax Xaddi idaylkood kadib geeridii naxdin huwanayd eek u timid Alle ha naxariistee  hooyadood Qadiija Hufane. Dhamaantayo waxaan leenahay Marxuumada Ilaahay ha ku hagoogo [...]

Hambalyo Aroos: Boqor Suleiman Ismael Jaamac &Boqorada Faatumo Yuusuf Cige oo meherkoodu kadhacay Magalada Borama.

Waxaan hambalyo uu diraynaaa Arooska Saleebaan Ismaaciil Jaamac Geele & Faadumo Yuusuf Cige Guuleed oo Arooskoogu  ka dhacay magalaada  Gobalka awdal gaar ahaan magaalada Borama huteelka MAANO GUEEST  House  Maalintii shalay .Illahay waxaan uga baryenaa in uu ka dhigo labadii isku waara  ubad kheyr qabana  kala hela  Amiin Amiin Hambalyadan waxa diraaya dhamaan ehelka iyo [...]

Jabuuti: Wasiirkii hore ee Maaliyada Maxamad Cali Saaxil oo Geeriyooday (AHN)

Wasiirkii Hore ee Maaliyada /Dhaqaalaha Maxamad Cali Saaxil ee horeyna u ahaan jirey Xoghayaha Guud ee Xisbiga RPP ayaa ku geeriyooday dalka faransiiska (AHN) Wadhaf News-Dec.11, 2012: Waxaa na soo gaadhay war naxdin leh oo shaaca ka qaaday geeri murugo leh oo ku timid Allah u naxariistee Maxamad Cali Maxamad ( Ina Cali Saaxil) oo [...]

Hambalyo Caroos: Sahra Cige iyo Wadhaf News oo hambalyo u diraaya Boqorada Axlaam Cabdikariin Cige iyo Boqor Samatar Xasan Aw Aadan

Aniga oo ah sahra Cige Guuleed kunna hadlaaya magaca dhamaan Reer Cige Guleed iyo reer Aw Aden Abdi waxan halka hambalyo iyo ducaba uga diraya Samatar Hassan Aden iyo Axlaam Abdikarim Cige oo maalintii Ciida ee 26-ka October 2012 ku aqalgaley magalada Ottawa ee dalka kanada. Waxan leeyahey guurkinu ha ahaado guur kheyr leh, guriginuna ha [...]

Abwaan Maxamad Xaashi “Gaariye” oo Geeriyooday(AHN) iyo Tacsidii Wadhaf News

Inaali Laahi Wa Inaa Ilaahi Raajucuun Wadhaf News-Oct.01, 2012: Ilaahay naxariistii Janno ha ka waraabiyee, waxa xalay wakhti xilli yar uun ka dambaysay saqdii dhexe ku geeriyooday dalka Norway marxuum abwaan Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye”. Marxuumku waxa uu muddooyinkii u dambeeyey xanuun u jiifay cusbitaal ku yaal magaalada Hammar ee dalka Norway. Haddii aanu nahay [...]

Jadwalkii Warbaahinta Qaranka Somaliyeed oo tacsi awgeed wax laga badalay iyo Wadhaf News oo cambaaraysay falkii argagixisada lahaa(Dhagayso)

Wadhaf News-Sep.21, 2012: Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa sheegtay in wax laga bedelayJadwalka Idaacadda, Telefisnka iyo guud ahaan warbaahinta Qaranka si tacsida loola qeybsado ehelada iyo qoysaska ay ka geeriyoodeen dadkii shalay ku nafwaayay qaraxyadii  lagu weeraray dadkaasi oo joogay maqaayad lagu shaaho. Agaasimaha Warbaahinta ee wasaaradda warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane C/raxmaan Yuusuf [...]

Tacsi Reer Hoori u Dirayaan Qoyskii Marxuun Maxamad Abdillahi Raage

Inaali Laahi Wa Inaa Ilaahi Rajicuun Condolence to Mohamed Abdilahi Rage family, relatives, and friends. We were drastically jolted by the death of beloved Mohamed Abdilahi Rage. Mohamed will without dwindle be engrave in diary of our nation history for his implacable and obliging great efforts to help his people. On the behalf of Hori [...]

Tacsi Ku socota reer Yusuf Samatar Buux (Lafaruug) -AHN-

INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN Dhamaan qoyska reer CABDI XUSEEN BOOKH oo kala ah  Nuux Cabdi Xuseen, Faysal Cabdi Xuseen, Rooda Cabdi Xuseen, Canab Cabdi Xuseen, Maxamed Cabdi Xuseen, Xuseen Cabdi Xuseen, Nimco Cabdi Xuseen, Hodan Saciid Indhamood, Colaad Saciid Indhamood waxaan halkan ka tacsiyaynaynaa dhamaan reer Yuusuf Samatar(Lafaruug) oo aabahood ku geeriyooday magaalada [...]

Reer Canada oo Tacsi Tiiraanyo leh u Gudbinaaya Reer Yusuf Samatar Buux (Lafaruug)-AHN-

INAALI LAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN Wadhaf News-Sep. 13, 2012: Dhamaan dadka magacdoodu hoos ku xusan yihiin oo deggan Magaalada Canada waxay tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaan dhamaan reer Yusuf Samatar Buux ka dib geeridii naxdinta lahayd ee shalay oo bishu ahayd 12 ku timid aabahood Marxuun Yusuf Samatar Buux (Lafaruug) oo ku geeriyooday Boorama [...]

Reer Axmad Miisaan oo Tacsi Tiiraanyo leh u Diraaya Reer Yusuf Samatar Buux (Lafaruug)

INAALI LAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN: Anigoo ah Rooda Axmad Miisaan kuna hadlaaya magacayga iyo magaca reer Xaaji Axmad Miisaan waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan reer Yuusuf Samatar (Lafaruug) ka dib geeridii naxdinta lahayd eek u timid Aabo Yusuf Samatar oo shalay ku geeriyooday magaalada Boorma ee caasimada Awdal. Waxaan Marxuunka Ilaahay uga [...]

TACSI KU SOCOTA QOYSKII SH.CABDILAAHI SH IBRAAHIM RAAGE

INAALILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN Wadhaf News-sep.06, 2012: Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed ee Wax ka barata Dalka Jordan Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Al-Xaaji Col. Sheekh Cabdilaahi Sheekh Ibraahim Raage ( Sh.Cabdilaahi Sanco) oo ku geeriyooday Maanta MAgaalada Boorama. Gaar ahaan Saaxiibkayo Dr.Cabdirisaaq Sheekh Cabdilaahi.  Waxaan Marxuumka Ilaahay [...]