In an exclusive interview, Hailemariam Desalegn tells Al Jazeera he is ready to speak to President Issaias Afeworki. 06 Dec 2012 Hailemariam Desalegn, Ethiopia’s prime minister, has said that he is willing to hold talks with neighbouring Eritrea, with whom Addis Ababa fought a border war that ended in 2000. If Desalgen follows through with [...]
Madaxweynaha Somalia oo Jabuuti si weyn loogu soo dhaweeyay
Wadhaf News-November 26, 2012: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maantay gaaray caasimadda dalka Jabuuti. Safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliya, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/Xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir ahna Lataliyaha Madaxweynaha ee arrimada siyaasada iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Soomaaliya Kamaal Daahir Xasan. [...]
Will the Arabs speak up for Gaza?
We look at how a changing Middle East could affect the way the Gaza-Israel conflict plays out. Inside Story : 19 Nov 2012 14:1 “ The peace treaty between Egypt with Israel calls for stability for all the region but what is happening now is causing instability. What they [Israel] are making now is just [...]
Siyaasi reer Kenya ah oo u dhow Ra’isal wasaare Odinga oo la diley
Wadhaf News-October 29, 2012: Siyaasi reer Kenya ah oo lagu magacaabo Shem Onyango laguna naanayso Kwega ayaa maanta lagu toogtay magaalada Kisumu. Weerarkaa lagu qaaday smudane Kwega ayaa la sheegay inay haweenaydiisii isla weerarkaa ku dhawacantay. Mudane Kwega wuxuu ahaa nin ay aad isugu dhawaayeen Ra’iisal Wasaare RailaOdinga oo u sharaxan jagada Madaxweynaha dalka Kenya. [...]
Taliyihii Ciidanka Asluubta Somalia oo fakad ku jira ka dib maxaabiis Al-Shabaab ah oo uu sii daayay
Wadhaf News-October 11, 2012: Jeneraal Abdi Mohamed Ismaaciil oo ahaa Taliyihii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa dhamaan sii daayey maxaabiistii Shabaab ee dilalka iyo xabsiyadda dheer ku xukunaa ee ku jiray xabsiga dhexe Muqdisho.Jeneralka ayaan soo shaqo gelin labadii maalmood ee lasoo dhaafay,waxaana laga waayey gurigii uu ka deganaa magaalada Muqdisho. Saraakiil ka tirsan Nabadsugida ayaa ka [...]
YAAN DOORANAA? (Hees)
Waa hees la hadlaysa xildhibaanada la dul dhigay masuuliyada ah inay doortaan Hogaan Somalia ka hurgufa halaagii soo maray iyo hogaan xumada ka habsatay. Waa carabkii tufta lahaa iyo codkii halaasiga ahaa ee abwaanada Somaliyeed ee Hibaaq Maxamad Cabdillahi iyo Cabdow Aramram oo lagu qurxiyay laxankii Maxamad Karama. Dhagaysi wacan
Ogeysiis-Amoud Foundation Fund raising event in Minneapolis, MN
Amoud Foundation will have an event in Minneapolis, MN on July 24, 2011 to raise funds for the drought stricken people of the Horn of Africa. Date: Saturday 24, 2011 06:00pm- 08:00 pm Venue: Safari Restorant Hall (3010 4th Ave South, Minneapolis, MN)
Madaxweynaha JSL oo Digreeto Madaxweyne ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Awdal
Hargaysa(Waaheen)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Digreeto Madaxweyne ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Awdal. Madaxweynuhu waxa uu Digteeadaa Magacaabista ah ku yidhi sidan:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Markuu Arkay: Baahida loo qabo in badhasaab loo magacaabo Gobolka Awdal, Markuu [...]
Jabuuti oo u dabaaldegtay sanad-guuradii 34aad ee Gobonimadeeda
Wadhaf News, June 27, 2011: ( Jabuuti): Jamhuuriyada Jabuuti waxay maanta oo ah 27 Juun u dabaaldagaysaa sanadguuradii 34 aad eek a soo wareegtay markii dalkaasi uu ka xoroobay gumaysigii faransiiska. Munaasabadaha dabaaldaga oo sanad waba la qabto waxaa lagu furay sidii caadiga ahayd gaardis milatari oo ay ka qayb qaadanayeen cutubyada kala duwan ee [...]
Madaxweynihii hore ee Isra’iil oo lagu xukumay 7 sanno oo xadhig ah
Wadhaf News: Madaxweynihii hore ee dalka Israa’iil, Moshe Katsav iyaa kasbadey xadhig 7 sanno ah ka dib markii uu ku cadaadey dambe kufsasho ah. Xukunkan oo ay ridey maxkamad ku taal Tel-Aviv oo uu gudoominaayey xaakinka la yidhaa George Kara. Xukunka waxaa maanta oo talaata ah qalinka ku duugay laba ka mid saddex xaakin oo [...]
Shan Maamul Gobolleedyada Soomaaliya ah oo Safar Qarsoodi ah ku Jooga Hargeysa
Nuxurka kulan la Sheegay inay la Yeesheen Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirka Khaarajiga oo Hotel Dejiyey WadhafNews(Hargiesa)-Wafti ka socda shan ka mida Maamul Goboleedyadda Soomaaliya, ayaa socdaal qarsoodiya ku yimi Magaaladda Hargeysa dabayaaqada Todobaadkii hore. Ma jiro war amuurtaa ku saabsan oo ka soo baxay Xukuumadda Somaliland. Haseyeeshee, sida ay Wargeyska “Yool” u sheegeen Ilo- [...]
Japan’s Chernobyl? Radiation pressure fears at Fukushima plant
Wadhaf News ( Japon Tsunamai): Halkan ka fiiri wararka ugu mihiimsan ee ku saabsan Tsunami ga Japon gilgiley. Ka dib jugtii Badgariirku keenay, waxaa cabsi weyn laga qabaa laba warshadaha nuclear oo waxyeeladoodu Japon xasuusinayso labadii Atomik Bomb ee Maraykanku ku ridey dalkaas. Quake leaves apocalyptic scene in Japan Hundreds killed, thousands missing in Japan [...]





